DAAWO: Ganacsato ka soo jeeda Somaliland oo si adag u…

1

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

3 comments on “DAAWO: Ganacsato ka soo jeeda Somaliland oo si adag u eedeeyey Faysal Cali Waraabe, Fariin-na u diray Isimadda SL

  1. wiil-OOG

    6 months ago

    Dadweynaha somaliland waa dad sharaf leh o waxgarad ah. guddoomiyaha gobolka awdal wuxu yidhi dadka halkaan joogo anaka ayaa amaankooda ka masuul ah oo cid waxyeeli kartaa ma jirto. haddii il-qaloocan lagu eego ha ii yimaadaan xafiiskeeygu wuu u furan yahay e. gacansatada somaliland waay diideen in shacabka collaad la dhex dhigo. MAXAA MARKALIYA LOO WAAYEY MASUUL AMA GACANSADE REER PUNTLAND AH OO SIDAAS SI LA MID AH U HADLA OO KA JOOJIYA PUNTLAND JIDKA XUN EE AY DOORATEEY OO AH INAY QABIIL QARMUUN isticmaalaan oo dadkana reer reer iskaga korkeenaan. MAXAA LOO WAAYEY QOF REER PUNTLAND AH QURAAN JECEL RUNTA U SHEEGA OO YIRAAHDA ISKU KAAYO DIRI KARI MAYSID. DAGAALKAAN WAA MID LABA MAAMUL U DHAXEEYA EE MA AHAN MID LABA SHACAB AMA QABIIL U DHEXEEYA

    • Said

      6 months ago

      QURAANJECEL WAA AFHAYEEN MAAMUL EE MA AHAN AFHAYEENKA SHACABKA PUNTLAND. WALAAL HA TIXGELIN SHAQSI ISKA HADLAY. DADKA RAYIDKA AH EE PUNTLAND IYO SOMALILIAND WAA WALAALO, DAGAALKAN SIYAASADEED WAXBA KAMA KHUSEEYO. IS DHEXMARKOODA IYO GANACSIGOODANA LA HOR ISTAAGI KARRO.

  2. Said

    6 months ago

    NO VOICE. COD MALEH EE ISKA HAGAAJIYA

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon