DAAWO: Shir ka dhan ah Maamulka Muuse Biixi oo furmaya…

1
HARGEYSA(P-TIMES)- Suldaanka guud ee Beesha Isaaq Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir Suldaan ayaa aqbalay in uu joojiyo shir ka dhici deegaanka Cali-Mataan, wuxuuna aqbalay ka qeybgalka shirka beesha Garxajis ee kafurmaya sabtida nagu soo beegan deegaanka Gacan Libaax, waana shir ay aad iskugu hayaan Xukuumada talada haysa iyo beeshan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon