DAAWO:Waftigii Imaaraadka Carabta ee Qardho gaadhay &…

1
288 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Masuuliyiintani ka socda dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la xusay in ay xooga saari doonaan sidii loo kala qaadi lahaa ciidamada weli isku hor fadhiya jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq isla mar ahaan taana ay wada hadal u furi doonaan madaxda Puntland iyo Somaliland, inkastoo aysan cadayn qaabka loo mari doono arintaasi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon