DEG DEG+DHAGEYSO: Xaaladda Dagaal ee G Sool oo sii…

1
Wararkii ugu dambeeyey oo naga soo gaaraya caawa jiidaha dagaalka ee gobalka Sool ayaa sheegaya in xiisaddu ay sii kordhayso saacadihii ugu dambeeyey, waxaana muuqda in xaaladdu ay hadda isku bedeshay dagaal toos ah, oo ay soo dhawaatay cabsida laga qabo dagaalo dhexmara Puntland & Somaliland.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon