Dhagayso:DF Somalia oo kusoo biirtay xiisadaha dagaalka…

1
275 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Abukaate Mahdi Maxamed Gulled (Khadar) Ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii sheegay in ay diyaar u yihiin ka dowladd ahaan in wada hadal lagu dhameeyo xiisadaha deegaanka Tukaraq isla markaasna dhinacyada Puntland iyo Somaliland ay ka dhagaysan doonaan tabooshiyinkooda si hore loogu socdo ayuu yidhi Ra’iisal wasaare ku xigeenku.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland, Somaliya

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon