Dhagayso:Dowladda Sacuudiga oo ku dhawaaqday war farxad…

1
223 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Afhayeenka Wasaaradda Deegaanka, Biyaha iyo Beeraha ee dowladda Sacuudiga Dr. C/laahi Aba Kheyl ayaa sheegay in Bangiga Horumarinta Islaamka loo fasaxay in ay Soomaaliya ka keeni karaan 1,140.000 oo neef kuwaas oo loogu tala galay mashruuca xoola qalka ee Maka Al-mukarama si xujeyda loogu qaybiyo xilliga xajka ayuu yidhi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon