Dhagayso:Jabuuti maanta oo kale qaadatay Xorimadeeda &…

1
121 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Madaxda dalka Jabuuti iyo shacabka dalkaasi ayaa lagu amaanay kaalinta wacan ee ay ka ciyaareen horumarka iyo dhismaha dalka Jabuuti, waxaana ay balanqaadeen madaxda Jabuuti in ay la shaqayn doonaan madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ay iska kaashan doonaan labada dal arimaha dhaqaalaha iyo xidhiidh wanaagsan oo dhex mara labada dhinac.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon