DHAGEYSO:- Guddoomiye Saleebaan “War Na Aamina, Waan…

1
739 views
Like (1) (3) Share Shuffle
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Gaab, oo ka hadlay Dagaalka Gobalka Sool, ayaa Sheegay inay ku Waayeen Dad muhiim ah, waxaana uu Baaq u jeediyay Madaxda Sare ee Dowladda Puntland.  

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland

2 comments on “DHAGEYSO:- Guddoomiye Saleebaan “War Na Aamina, Waan Idin Baryaynaayeen Puntland-ney Dagaalka Naga Joojiya”

  1. darwiish

    5 months ago

    suleymaan shubun biyoodka joojiyoo nabad baan rabaa iyo duulan baan ahay isma galaan.

  2. Garaadka sool

    5 months ago

    Is yeel yeel dalku wa qabaa iil isaaqow dhulkina idiinkuma haysano dulmiga idiinka wa galku nama adoonsan wan iska celinay ingiriis.
    Iidiinka waligiin colaad idiin lamanyelan.
    Dhulkayaga ina afmadobe caynabo oog iyo gar adag wallnimo iyo nabad jacayl iyo inaynu wadagno af iyo diin oo somali nahay ban kusaburaynay hoy habar jeecloy sad bursii bud ubaraten oo rabtan xaqbana idiinku buxa sool nabaad uga baxa hadii alahiin alayahay.
    Wan idiin abhiinay wandonay nabaad hadaydan ciidankina gayniin burco waxan qafayna dagaalka jahaadka ah.

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon