DAAWO:Beesha Cilmi Naalaye oo ciidamadii ugu badnaa gaysay…

1
677 views
Like (2) (0) Share Shuffle
Iyadoo lagu duulayo hawlgalka xoreynta gobolka Sool iyo sidii guud ahaanba looga saari lahaa hadhaadiga Malayshiyaadka Jeegaanta ee ku sugan qaybo kamid ah gobolka Sool ayaa waxaa maanta lagu soo dhoweeyey degmada Buura Wadal ee gobolka Sool ciidamadii ugu badnaa ee Beesha Cilmi Naalaye oo kamid ah Beelaha Dhulbahante kuwaas oo kasoo kicitimay deegaano kamid ah gobolka Sool, waxaana munaasibad soo dhoweyn ah u qabtay ciidamadani madax ka tirsan Puntland iyo saraakiil ciidan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon