DAAWO:Hargeysa oo qarka u saaran in laga taago Calanka…

1
Xildhibaano ka tirsan gollaha Wakiiladda maamulka Somaliland ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ay qarka u saaran tahay in laga taago Calanka dalka Soomaaliya, iyagoona shaaciyey in madax ka socota dowladda federaalka Somalia ay ku sugan yihiin gudaha magaalada Hargeysa kuwaas oo wata qorshayaal kala duwan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon