DAAWO:Inta u dhaxaysa deegaanada Tukaraq & Laascaanood…

1
Dhufaysyadani iyo godadkan ayaa waxaa la sheegay in ay yimaadeen kadib markii ciidamada maamulka Somaliland ay soo foodsaartay cabsi xoogan, waxaana ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka Puntlandtimes.com in koox cagaf cagafyo ah ay kawadaan deegaankaasi qodista hogag waa weyn iyo sidoo kale samaynta dhufaysyo ciidan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon