DAAWO:Isimadda Gobolka Cayn oo ka hadlay Xaalada deegaanka…

1
Isimadda dhaqanka gobolka Cayn ayaa ka hadlay xaalada degmadaTukaraq ee gobolka Sool iyo xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland, iyagoona dhanka kale ku baaqay in la joojiyo dagaal ee ka jira deegaankaasi isla markaasna isimaddu waxay fariin culus u direen maamulka Somaliland iyo hogaamiye Muuse Biixi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon