DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo faah faahin ka bixiyey…

1
305 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo goor dhoweyn ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa faah faahin ka bixiyey ujedka safarkiisa dalka Belgium oo uu kaga qayb galayo madaxweynuhu shir weyne balaadhan oo lagaga hadlayo arimaha dalka Soomaaliya.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon