DAAWO:Soo dhoweyntii Martin ee Qardho & Kulan Boqor…

1
463 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Boqorka ayaa soo dhoweyn u sameeyey waftigani, waxaana ay la isla soo qaaday dhibaatooyinka ka jira deegaanada Somaliland oo maamulka Muuse Biixi tacadiyo ku hayo shacabka taageera midnimada Soomaaliyeed, iyagoona isku af gartay madaxdii ka socotay  UNITED SOMALILAND FRONT iyo Boqor Buhraan in ay lawada raadiyo midnimo buuxda oo dhex marta Soomaali oo dhan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon