DAAWO:Soo dhoweyntii Ra’iisal Wasaare Khayre sidee bay…

1
619 views
Like (1) (0) Share Shuffle
Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre  ayaa soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Ra’iisal Wasaaraha iyo waftigiisa waxaa magaalada Garoowe kusoo dhaweeyey masuuliyiinta Puntland, gaar ahaana madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas, xubno kamid ah golaha wasiirada Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Waxaa lagu wadaa in halkaasi ay kulamo kula qaataan wafdiga ra”iisul wasaaraha madaxda iyo shacabka Puntland, iyadoo maalmaha soo aadan ay kusii sugnaan doonaan deegaanada Puntland.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon