DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey ee Tukaraq & Dagaalada…

1
367 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xiisad hor leh laga dareemayo deegaankaasi isla markaasna maanta uu jiro jawi dagaal. Saraakiisha ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa iyagu heegan xoogan galiyey ciidamadooda, waxaana lasoo sheegayaa in badankood ay ka barakaceen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool dhamaanba qoysaskii ku noolaa halkaasi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon