DEEG DEG+DAAWO:Puntland oo iclaamisay dagaalkii ugu cuslaa &…

1
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in hada ay isku diyaarisay dagaalkii ugu cuslaa ee ka dhanka ah ciidamada maamulka Jeegaanta, waxaana gudaha magaalada Garoowe kaga dhawaaqay xaalad dagaal oo deg deg ah gudoomiyaha maamulka gobolka Sool ee Puntland Abukar C/raxmaan Geelle.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon