DEG DEG+DAAWO SAWIRO:Ciidamadii ugu badnaa ee Beesha Cilmi…

1
Iyadoo lagu duulayo hawlgalka xoreynta gobolka Sool iyo sidii guud ahaanba looga saari lahaa hadhaadiga Malayshiyaadka Jeegaanta ee ku sugan qaybo kamid ah gobolka Sool ayaa waxaa maanta lagu soo dhoweeyey degmada Buura Wadal ee gobolka Sool ciidamadii ugu badnaa ee Beesha Cilmi Naalaye oo kamid ah Beelaha Dhulbahante kuwaas oo kasoo kicitimay deegaano kamid ah gobolka Sool. Ciidamadani oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa kusoo dhooweeyey deegaanka Buura Wadal ee gobolka Sool madax ka tirsan Puntland, waxgarad, aqoon yahano iyo sidoo kale maamulka gobolka Sool.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon