DEG DEG+DAAWO:Beelo hor leh oo kala baxaya Ciidamadooda…

Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in Beesha Samaroon ay kala bixi doonto jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ciidamadooda ku sugan deegaankaasi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon