DEG DEG+DAAWO:Ciidamo ka tirsan Somaliland oo ka baxay…

1
Wararka ka imaanaya jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay weli ka taagan tahay xiisado dagaal oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay iskaga baxeen deegaankaasi ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Somaliland, kuwaas oo sida la sheegay u jihaastay dhanka degmada Taleex ee gobolka Sool.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon