DAAWO MUUQAAL: Dagaalka Tukaraq waa Jihaad ”Askariga…

1
513 views
Like (1) (0) Share Shuffle
Xili ay sii xoogaysanayaan xiisadaha dagaalka Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay Sheekh Maciish Sheekh Maxamed Faarax, isagoona sheegay in dagaalka Tukaraq uu yahay Jihaad xaq ah isla markaasna uu ku amaanayo ciidamada Puntland difaaca ay ugu jiraan dhulkooda.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon