DEG DEG+DHAGAYSO:Cisbitaalada Burco & Garoowe oo la…

1
Ugu yaraan ilaa 8 Askari oo ka kala tirsan labada dhinac ayaa la sheegay in la dhigay cisbitaalada  magaalooyinka Garoowe iyo Burco, waxaana sidoo kale dhaawac soo gaadhay u geeriyooday mid kamid ah saraakiisha ciidamada Somaliland kaas oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Beesha Habar Jeclo ee degta bariga magaalada Burco.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon