DEG DEG+DHAGAYSO:Dagaal culus oo ka qarxay jiida Tukaraq &…

1
Dagaalkani oo soconayey saacad ku dhowaad ah ayaa waxa uu sababay khasaarayaal kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana la sheegay dagaalkani in uu ka dhacay Buura Laba Madaxley oo saldhig ciidan u ah ciidamada Somaliland.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon