DEG DEG+DHAGAYSO:Dowladda federaalka Soomaaliya oo kusoo…

1
Kulan deg deg ah oo ay Dhuusamareeb ku yeesheen madaxa xukuumadda maamulka Galmudug iyo saraakiisha ciidamada ayaa isku raacay in si deg deg ah gurmadka loo gaadhsiiyo shacabka Shabaab kula dagaalamaya Koonfurta gobolka Mudug, waxaana deegaanadii lagu dagaalamay ee Caad iyo Maamiyo ee gobolka Mudug wararka kasoo baxaya ay sheegayaan in weli halkaasi ay ka jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan labada dhinac.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon