DHAGAYSO:Digniino culus oo loo diray wasiiradda cusub ee…

1
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe in ay la yimaadaan shaqooyin dhab ah, wuxuuna sheegay in wasiiradii ka horreeyey ay shaqada meel wanaagsan soo gaadhsiiyeen iyana laga doonayo in ay suurta galiyaan in wasaarahooda ay yeeshaan xafiisyo ay ku shaqeeyaan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon