DHAGAYSO:Khudbadii Madaxweyne Gaas ee dhagax dhiga dekadda…

1
373 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay in ay maanta dhagax dhigeen mashaariic badan isla mar ahaantaana laga fulin doono dhawaan deegaanka Garacad, waxaana dhaliil dusha uga tuuray dowladda federaalka Soomaaliya iyo baaqashada Ra’iisal Wasaare Khayre ka baaqaday degmada Garacad si uu u dhagax dhigo dekadda Garacad.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliya

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon