DHAGAYSO:Muuse Biixi oo kusoo wajahan jiidaha hore ee…

1
351 views
Like (1) (0) Share Shuffle
Mr. Biixi ayaa la sheegay in marka uu kasoo laabto deegaanka Ceel Afweyn uu safar dhanka dhulka ah ku tagi doono degmada Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana safarka Muuse Biixi ee deegaankaasi uu sababi karaa dagaalo hor leh oo ka dhex qarxa ciidamada difaaca Puntland iyo Somaliland maadaama saan saan colaadeed laga dareemayo deegaankaasi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon