DAAWO:Fartuun Brimo oo Shacabka Puntland luxday &…

1
Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa haatan ka socota munaasibada Kowda August oo ah maalintii la aas aasay dowladda Puntland. Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, madaxweyne ku xigeenka Puntland, Eng. C/xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, qaar kamid ah wasiirada, xildhibaanada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Goor dhow ayaa waxaa la filayaa in ay si rasmi ah u bilaabanto munaasibada Kowda August, iyadoona xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe caawa ay ka qabsoomi doonto munaasibadani oo ah mid aad u weyn.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon