DHAGAYSO:Xaalada magaalada Laascaanood oo caawa qasan &…

1
Kadib markii caawa fiidkii ciidamada maamulka Somaliland ka daad gureeyeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool dhalinyaradii ugu badnayd isla markaaasna la wada dhigay dhalinyaradaasi dhamaantood xabsiyada kala duwan ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa Warsidaha Puntlandtimes.com uu arimahaasi ka waraysatay mid kamid ah goob joogayaashii dhacdadaasi u soo taagnaa oo isagu sheegay in ciidamadu caawa ay xabsiyada magaalada Laascaanood dhigeen ilaa 600 oo dhalinyaro ah.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon