DAAWO:Beelaha Buuhoodle qaarkood oo war culus kasoo saaray…

1
323 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Waxgaradka Iyo Cuqaasha beel waynta Xuseen Siciid (HAYAAG) ayaa baaq nabadeed oo wadajira u diray beelaha walaalaha ah ee Qayaad iyo Bahararsame ee dagaalku ku dhex maray maalintii shalay deegaanada dhaca Koonfurta gobolka Sool. Waxgaradkani ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay xabada si shuruud la’aan ah u joojiyaan wixii jirana Nabad-Gelyo iyo wada hadal ay ku xaliyaan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon