DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee Tukaraq & Xaalada oo…

1
265 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Puntland iyo maamulka gobolka Sool ayaa maanta ku hanjabay in ay sii socon doonaan weerarada iyo dagaalada ka dhanka ah ciidamada Somaliland, waxaana xili walba dhici kara dagaal u dhaxeeya labada dhinac maadaama xiisadaha ka dhex aloosan xiligani ciidamada Puntland iyo Somaliland ay gaadheen heerkii ugu sareeyey.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon