WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO:- Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo…

1
167 views
Like (0) (0) Share Shuffle
GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Eng. C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa ka hadlay Takhriibka Dhalinyarada Soomaaliyeed, Isagoona sheegay in tahriibku uu yahay Musiibo weyn oo sanadihii ugu dambeeyay haysatay Shacabka Soomaaliyeed.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Puntland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon