DAAWO:Cuqaasha Burco oo afka furtay qaatayna go’aan ka…

1
503 views
Like (1) (0) Share Shuffle
Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer oo warbaahinta kula hadlay xarunta gobolkaasi ee Burco ayaa ku dhawaaqay war ka dhan ah madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Cuqaasha ayaa kulankooda siweyn ugu gorfeeyey xaaladda Somaliland ku sugan tahay guud ahaan, xaaladda gobolka waxaana ay dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyeen madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddiisa. Waxa ay ku hanjabeen inay go’aamo adag qaadan doonaan haddii xaaladdu ay sidaan ku sii socoto isla markaana ay qorshayaal gaar ah la imaan doonaan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon