DAAWO:Puntland oo warkii ugu cuslaa kasoo saartay Somaliland…

1
675 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay iyo sidoo kale socdaalka magaalada Laascaanood ee wasiiradda Somaliland oo uu sheegay in ay u soo tafaxayteen hurinta colaad hor leh oo ka dhacda deegaankaasi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon