DAAWO:Xildhibaano ka tirsan Somaliland oo Hargeysa kaga…

1
Xildhibaan Indho-Indho oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland oo ka hadlay dagaalka Koonfurta Sool ayaa ku eedeeyay Puntland colaada ka taagan gobolka Sool oo uu sheegay in ay sii hurinayso. Labo beel oo walaalaha ayaa ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa waxaa haatan dhex dhexaadintooda ku dhex jira isimo iyo waxgarad ka kala tagay deegaanada Puntland, dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo goboladda Sool iyo Cayn si ay u kala dhex galaan labada beelood nabadna u kala dhex dhigaan.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

3 comments on “DAAWO:Xildhibaano ka tirsan Somaliland oo Hargeysa kaga dhawaaqay war aysan ku farxin Puntland kadib dagaalkii…

  1. axmed

    6 days ago

    Kaas warkiisu qabasha ma laha, Maandooriyaa ka qaylinaya, waana nin dhiciifnimo iyo qaaadaqaatanimo ku sifoobey.

  2. axmed

    6 days ago

    Waa waxrun ah ama diid , ama….

  3. axmed

    6 days ago

    Kan waa in la garaacaa Nacaska Alcholistaha ah.

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon