DEG DEG+DHAGAYSO:Madaxweyne Gaas oo hada ku dhawaaqay war…

1
GAROOWE(P-TIMES)– Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo hada warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay war naxdin galiyey musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland, waxaana uu si dadban u sheegay Mr. Gaas in uu yahay musharax u taagan mar kale qabashada hogaanka Puntland. Gaas “8 January Doorasho fiican oo xor ah oo xalaal ah oo kuwii hore ka sii fiican baa dhici doonta, hadaad khadarkiina soo ceshataan Alxamdulilaah, hadaad mid kale keen sataana Rabilcaalamiin weeye” Sidaasi waxaa yidhi C/weli Gaas.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon