DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee Gobolka Bari &…

1
158 views
Like (0) (0) Share Shuffle
BOSASO(P-TIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dad ku sumoobay deegaanka Ceel Daahir oo hoos taga degmada Carmo ee gobolka Bari kadib markii ay cabeen caano ku jiray caagado. Dadkani oo isugu jira haween iyo caruur ayaa haatan xaaladooda caafimaad ay soo hagaagaysa kadib markii gurmad caafimaad loo fidiyey. Gudoomiyaha deegaanka Ceel Daahir Cali Maxamuud Maxamed oo waraysi siiyey Radio Garowe ayaa sheegay in dadkani aanan la garanayn ilaa iyo hada waxyaabaha ay ku sumoobeen hasa ahaatee xoolihii laga soo lisay caanihii ay cabeen caafimaad qabaan baadhitaana lagu wado sababaha ka dambeeya in ay sumoobaan dadkaasi.

KU LAABO PUNTLANDTIMES.COM.




More from Muuqaladu Ugu Dambeeyay, Puntland, Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon